DHAGEYSO: Maamulka Marka oo war farxad leh ka dhawaajiyay.

45

Maamulka Magaalada Marka ee Gobolka Sh. Hoose  ayaa sheegay  in  dadaal ay  ku bixin doonaan dhisida wadooyinka bu bursan ee soo gala Magaalada Marka

Maxamed Cismaan Yariisow Gudoomiyaha Magaalada Marka ayaa sheegay in Maamulkooda  uu soo gaaray cabashada la xiriirta burburka wadooyinka.

Hoos ka dhageyso:

[audio:http://warqaad.so/wp-content/uploads/MAXAMED-CISMAAN-YARIISOW-1.mp3|autostart=yes]

Marka

Idale News Online, marka.

You might also like More from author

Comments are closed.