Daawo Sawirada: Ciidamada AMISOM Ee Itoobiya & DFSoomaaliya oo Howlgal ka sameeyeen Wada isku xirta Baydhabo& Muqdisho.

32

Ciidamada Itoobiya& Df Soomaaliya  ee jooga magaalada baydhabo ee xarunta goblka ayaa si wada jir ah waxay saakey  u sameeyeen howlgal balaaran oo ay ku xaqiijinayeen amaanka wada isku xirto baydhabo  iyo muqdisho.

waxaa dhawaanahan ka soo yeerayey cabasho xoogan  dadka ku safra wadaasi,ayaadoona inta badan  dadka safraayo, ay dhibaataynayaan kooxo barcad ah.

You might also like More from author

Comments are closed.