Dhageyso:Wareysi Madaxweynaha Khaatumo Oo Sheegya Inay Xoog kaga Saareen Ciidamada Soomaliland Aysan Iskood Ugu Bixin Taleex.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Khaatumo State Md. Maxamed Yuusuf Jaamac Indho-sheel oo maanta wareysi siiyay Idaacada BBC da laanteeda afka Soomaaliga ayaa xaqiijiyay in shacabka Khaatumo iyo ciidanka Khaatumo in aysan u kala harin ka saarida ciidamada Soomaaliland ee duulaanka gar darada ah ku qaaday magaalada Taleex.

indhosheel3

Waxaa mahadaasi is kale Ilaah ka sokow shacabka Khaatumo kaalinta ay ka qaateen ka saarida ciidanka maamulka Soomaaliland ee magaalada Taleex ea xaqdarada ugu soo duulay Degmada Taleex waxaan kaga hor tagnay meel 30 KM u jirta magaalada Taleex wey naga itaal roonaadeen laakin maalinta kale ayaan kusoo qaadnay weerar ciidamo ka jooga duleedka magaalada marka aan  ka itaal roonaanayna wey isga baxeen magaalada ayuu yiri (Mr Indho Sheel).

Halkan Ka dhageyso, wareysiga.

[audio:http://arlaadii.net/wp-content/uploads/2014/04/Voice_0111.m4a|autostart=yes]

Comments are closed.