Akriso:Guul U Soo Hooyatay Shacbiga Koonfur Galbeed Soomaaliya Sida Ku Cad war qoraaleed ka soo baxay xafiiska Xogayaha Guud ee Qaramadda Midoobay, Akhriso Ayadoo Soomaali ah iyo English Labadaba

38

Waxaa jira guul u soo hoooyatay dadka degan Koonfur Galbeed Soomaaliya sida ku cad reporka xogayaha Guud ee Qaramadda midoobay. Waa markii ugu horeeysay ee aduunka ictiraafo jiritaanka Golaha Guurtidda koonfur galbeed somaliya.

Hadaba sida ku cad qodobka 6aad ee reporka uu gudbiyay Hogayaha Guud Ee Qaramadda Midoobay Mr Ban Kin- Moon. Waxaa uu ku cadeeyay reporkiisa 5 qodob oo aad muhiim ugu ah qowmiyadda waana sidaan:

  •   In OdayaashaKoonfur Galbeed Soomaaliyala aqoonsaday jiritaankooda iyo awoodooda ay u leeyihiin maslaxadda guud eeKoonfur Galbeed Soomaaliya.
  •  Inaysan Raali ka ahayn dhismaha Jubaland oo ay doonayaan inay dhistaan maamulKoonfur Galbeed Soomaaliyaka kooban 6 gobol.
  •   In lagala tashan shirkii Addis ababa oo lagu saxiixay heshiiskii Jubalnad, tasoo ay dareemeen sharaf dhac.
  •  Waxay kaloo reporkaan muujinaaa in reer koonfur galbeed ay ka mideeysan yihiin go’aanka odayasha iyo dhismaha 6 gobol eeKoonfur Galbeed Soomaaliya.
  •  Waxay kaloo reporkiisa muujineeyaa in gogosha Baydhabo aysan ahayn kaliya DM, oo ay u dhan yihiin dadka degaankaKoonfur Galbeed Soomaaliyaoo dhan.

Taas awgeed, reporkaan waxaa uu sheegayaa hadii ay jiraan dad aaminsan 3 gbol aysan ahayn kuwa ka turjimaayo rabitaanka shacab waynahaKoonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxaan halkaan ugu habbalyaynayaa odayaasha dhaqanka Qowmiyadaha degaKoonfur Galbeed Soomaaliyainay gareen in aduunka uu maanta dareemo cabashadooda.

Waxaa reporkaan loo gudbiyay sida ku cad warqadaan Dowladaha waaweyn ee xubnaha ka ah Golaha Joogtadda ee Qaramada midoonay sida, USA, France, England, China, Rusia iyo 16 dal ee sanadkaan ku leh kuraasta UN Security Council.

http://unsom.unmissions.org/Portals/UNSOM/SG%20Report%20on%20Somalia%202%20December.pdf

6.On 31 August, in the town of Baidoa (Bay), the Council of Traditional Elders from the Digil and Mirifle clans issued a statement in which it described the AddisAbaba agreement as unconstitutional and claimed that it did not take intoconsideration the aspirations of the community.

The statement reflected the widelyshared perception among the Digil and Mirifle populations that they had not been adequately represented in the Addis Ababa negotiations. This was followed by afour-day conference in Baidoa, organized by the Council, which began on18 September and brought together the Speaker of the Federal Parliament,Mohamed Sheikh Osman Jawari, parliamentarians, clan and religious leaders,regional and district authorities, civil society and members of the diaspora.

In theresulting communiqué, the conference participants reiterated the Council’s rejectionof the Addis Ababa agreement and called, instead, for a conference to establish asix-region federal state comprising the six southern regions of Somalia, includingJuba Hoose, Juba Dhexe and Gedo. In the following weeks, the Council engaged inoutreach aimed at gaining the support of leaders of other clans in the six regions.

topsecret

Idale News Online.

You might also like More from author

Comments are closed.