Ra’iisul Wasaare Abdiwali Sheikh oo Kismaayo gaarey + Sawiro

0 48

Raysul wasaare Cabdiweli Sheekh Abdi iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaarey magaalada dekada leh ee Kismaayo oo xarun u ah maamulka kmg ee Jubba. Raysulwasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka Kismaayo ku soo dhaweeyay madaxweynaha maamulka kmg ee Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) iyo qeybaha kala gedisay ee Bulshada rayidka ah.

cabdiwelikis2 cabdiwelikis3

abdiweliKismaayo

Soo dhaweyntii kadib waxa wafdigii Raysulwasaaraha loo galbiyay xarunta madaxtooyada Kismaayo oo ah halka loo qorsheeyay inuu ku sugnaado inta uu joogo magaalada Kismaayo.

Wafdiga la socday Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa laga xusi karaa Xildhibaan C/rashiid Xidig, Dhuumaal iyo xubno kale  iyo suxifiyiin ka socota magaalada Muqdisho oo iyagu u kuurgalaaya xaalada ka jirta magaalada Kismaayo.

Idale News Online, Kismaayo

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.