Madaxda Maamulka 3da Gobol Ee K/Galbeed Somalia Oo Ka Arinsanaayo Soo Dhisidda Golaha Wasiirada Maamulkooda (Sawiro).

40

Madaxda ugu sareyso maamulka K/Galbeed Somalia iyo Salaadiinta dhaqanka ayaa maalmahan si  joogto ah u yeelanayey kulamo xasaasi ah oo looga arinsanayo dhameystirka maamulka K/Galbeed Somalia. Odeyaasha dhaqanka oo ka kala yimid gobolada uu ka kooban yahay maamulkani oo kala ah gobolada Bay, Sh/hoose iyo Bakool ayaa la sheegayaa inay dowr weyn ku yeelanayaan dhismaha golaha wasiirada maamulka K/Galbeed ee 3da gobol.

Madaxweyne Maxamed C/Nuur Maader iyo Kuxigeenkiisa Maxamed Xasan Fiqi ayaa si weyn ugu howlan soo dhisitaanka golaha wasiirada oo lagu wado in maalmaha soo socdo la magacaabo. Odeyaasha dhaqanka ayaa talooyin ku saabsan dhismaha golaha wasiirada siinayo madaxda maamulka  K/Galbeed Somalia.

 

DSC01864

DSC01935DSC01933DSC01932DSC01915DSC01911DSC01901DSC01902DSC01903DSC01908DSC01910DSC01900DSC01888DSC01867DSC01866DSC01865DSC01851DSC01854DSC01856DSC01858DSC01864DSC01849DSC01850

 

 

Magaalada Baydhabo waxaa ka jiro labo maamul  oo aragti ahaan aad u kala fog, mid walbo oo labada maamul ka tirsan wuxuu sheeganayaa inuu isaga si sax u matalo bulshada K/galbeed Somalia.

You might also like More from author

Comments are closed.