DAAWOAfar Nin oo Tuugo Koonfur African ah oo habeen madow usoo dhacay Dukaan Soomaaliyeed oo jirkooda cad cad loo jarjaray Soomaali Geesiyaal ah oo Aarsaday.

kooxdani ayaa habeen madow xilli saqdhexe ah soo weerartay dukaan Soomaliyeed dabadeed isku dayey in ay dhacaan Soomalida balse Soomaalida oo horey ciil  u qabtay ayaa tuugadii jirkooda cad cad u jarjaray iyagoo adeegsana Maqar iyo baangad dabadeedna banaanka iska geeyey lafahooda iyo dhiigooda waxayna arintaasi ka dhacday magaalada Cape Town Tuulo u dhaw oo Soomaalida si weyn loogu gumaado oo marwalba lagu dilo.

Soomaalida ayaa markani usoo jeesatay in ay iska celiso tuugada had iyo goor soo weeraraya ganacsigooda waxana arintaasi ay kaliftay in laga cabsado dukaanka falkaais ka dhacay laguma tilmaamo geesiyaashii Qudha ka jaray Tuugada arxandarada badnaa.

somali

Idale News Online.

 

Comments are closed.