Diyaargarow lagu soo dhoweynaayo Ra’iisul Wasaare C/wali Sheikh oo Kismaayo ka socda

0

Maamulka Juba ayaa ku howlan soo dhaweynta wafdiga Raysul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo la filayo in maalmaha soo socdo gaaro magaalada Kismaayo.

Raysulwasaaraha ayaa socdaalkiisa Kismaayo ka dib u dhoofi doona xarunta maamul goboleedka Puntland ee Garowe.

Raysulwasaaraha ayaa maanta socdaalkiisi ugu horeeyay kusoo kala bixiyay degmooyinka Jowhar iyo Buulaburde oo ka kala tirsan gobolada Shabeelada dhexe iyo Hiiraan.

abdiwaliSheekh

Idale News Online

Leave A Reply

Your email address will not be published.