Daawo: Odey Reer Afgooye ah oo Seefta galka ka bixiyay

58

Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada hoose waxey kamid tahay meelaha Mooryaanta Habargidir ay ka geestaan weli dhac iyo Xasuuq.

Odey ka mid ah Odeyaasha reer Afgooye ayaa si carro leh uga hadlay dhibaatada  lagau haayo  Shacabka Degmada Agooye isagoo tusaalooyin fara badan oo dhiira galin ah ka sheegay Madasha Shirka uu ka dacayay.

Shacabka ku dhaqan Shabeelada hoose ayaa u muuqdo kuwa u midoobaya cadowga kaga soo duulay dibadda.


Aday Galadi Afgooye ah oo dhaartey.

You might also like More from author

Comments are closed.