Waxgardka Degmooyinka Marka, Jannaale, Lambarkonton oo ka digay in maamul ayaga raali ka ahyn loo soo magacaabo.

39

Waxgardka ku dhaqan degmooyinka Marka, Jannale, Lambarkonton, ayaa waxa ay ka digeen maamul ay iyaga raali ka ahyn, ama lala tashan loo soo magacaabo degmooyinkooda , saraakiil ka tirsan maamuladaas ,oo la sooxariiray, shabakada markacadey.com ,ayaa yiri.

Waxa aan marna raali ka noqon Karin ,in maamul ,aany soo dooran  shacabka degmoyinkaan in uu san marnaba ka shaqeyn doonin deegaanadena , anga waxaan ku kalsoonahay , shacabka iyaga ayaana u shaqaynaa, waxaan sidoo kale uga digaynaa dadka ku fikaraaya in ay maamul usameeyaan ,degmooyinkan.

Waxaa maamlmihii la soo dhaafay , jahwareer ka taagnaa , maamul, ay wasaarada arimaha gudaha u magacaabday ,Degmada afgooye ,dadka ku dhaqan degmada afgooye, ayaan ku qancin maamulkaasi.

Mareerey.

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.