Maydadka Saraakiishii Hay’adda UNODC Oo Gaalkacyo Laga Dhoofiyay + Sawirro.

43

Madaxda Puntland iyo saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa maanta waxaa ay si wada jir ah garoonka diyaaradaha C/lahi Yusuf ee magaalada Gaalkacyo ugu sagootiyeen maydadka labadii Sarkaal ee ka tirsanaa hay’adda UNODC,kuwaaso askari ka tirsan ilaalada garoonka diyaaradaha C/laahi Yusuf ee Gaalkacyo uu shalay toogosho ku dilay.

10

5437869

Idale News Online, Galkacayo.

You might also like More from author

Comments are closed.