Fanaaniinta Cadey Cali iyo Laki Haji oo ka tumay Xaflad lagu taageeraayo K/Galbeed oo ka dhacday Nederland + sawiro.

Xaflad baraalan oo si aad ah loogaga soo shaqeeyay ayaa ka dhacday dalka Nederaland ee qaarada Yurub, Xafladaan oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada Koonfur galbeed Soomaaliya ee dalka Hollandayaa waxaa kasoo qeyb galay dad badan oo iskugu yira bulshada qeybaheeda kala duban.

Xaflada oo ahayd mid aad uuureysay ayaa waxaa ka heesay faaniinta kala ah Cadeey Cali Axmed iyo Laki Haji Waceys oo heeso Maay iyo Maxaatiri ka qaaday madasha.

Dhanka kale Aqoonyahanada ka hadashay goobta oo ay ka mid yihiin C/salaan Faaruuq iyo Suldaanka Ciise ayaa waxa ay ku booriyeen in laga shaqeeyo midnimada lixda gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya iyagoona soo dhaweeyay wax qabadka dowlada Madaxweyne Madoobe Nuunow iyo magacaabista 20-ka waziiro ee dhawaan lamagacaabay.

22 1543610_549802715138431_538297811_n 10154702_549802765138426_441828007_n 10151547_549802638471772_873221211_n 10151086_549802758471760_1880203004_n 10151063_549802645138438_2039748830_n 10150960_549802621805107_268292542_n 10156928_549802691805100_48003944_n 10168989_549802718471764_35794071_n 10169118_549802751805094_1797227075_n

Comments are closed.