Dhameystirkii Wasiirada Cusub ee KG Soomaaliya oo goor dhow lagu dhawaaqi doono.

Wararka laga helaayo Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaaliya Mudane Madoowe Nunow Maxamed ayaa sheegaya in lagu wado in madaxweynaha iyo ku xigeynkiisa ay ku dhawaaqi doono xubnaha wasiirada dhiman saacahadaha nagu soo foodleh.

Wararku waxaa intaa ku darayaan, saacadaha soo socdo, inuu soo dhammeystiro golaha Wasiiradda ,oo dhawaanahan la sugaayey. waxaan magaalada baydhabo janaay laga dareemaya soo dhaweynta u diyaar galow ku aadan Golaha wasiiradda maanta lagau dhawaaqi doono.

sikastaba ha ahaatee, w madaxweyne, nuunow, ayaa horey u magacaawey 7 wasiir.

breakingIdaleNews

wixii ku soo kordho la soco wararkeyaga dambe Idale News Online.

Comments are closed.