Dhageyso Qudbadii Uu Shalay Madaxweyne Nuunow Maxamed Uu UJeediyay Shacabka Koonfur Galbeed Soomaaliya Iyo Wax Yaabihii Uu Kala Dar Daarmay.

59

Baydhabo. Dhageyso qudbadii uu shalay madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Madoobe Nuunoow Maxamed u jeediyay shacabka lixda gobol.

xaflada ayaa ujeedadeeda aheyd mid loogu mahadcelinaayo shacabka reer Baydhaba gaar ahaan dad weynihii qeyb weyn ka qaatay baanaanbixii ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo waxaana lagu dhiiri galiyay in ay guushoodii ilaashadaan .madaxweyne Nuunow Maxamed ayaa hadaladiisa waxaa ka mid ahaa inaysan ciidan laheyn dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya balse ay shacab leedahay oo shucuurtooda muujinaayo una hal gamaayo dowladooda.

Halkan ka daawo muuqaalka oo dhameystiran.

Madoobe Nuunow

You might also like More from author

Comments are closed.