Xog: Shabaab oo qorsheeynaya ineey weeraraan Kampala, Ee Dalka Uganda.

24

Laamaha amaanka dalka Uganda, ayaa ka war helay in shabaab ay qorsheeynayaan, ineey 2 qarax oo waaweyn ka sameeyaan Caasimada dalkaas ee Kampala.

Waxaa aan heegan galinay bay yiraahdeen saraakiisha dhamaan hey ahada amaanka Magaalada kambaala si aan u xaqiijino amaanka guud waxa ayna sheegeen in weeraradaasi dhamaan laga soo maleegay dalka soomaaliya .

Ciidanka amaanka magaalada kambaala ayaa waxaa lagu war galiyay in ay foojignaadaan maalmahan soo socda si aysan u dhicin wax dhibaada u keeni kara shacabka dalka.
Kampala
Idale News Online, Uganada.

You might also like More from author

Comments are closed.