Amiin Arts oo maanta sawir gacmeed Xigmadeysan ka sameeyay Shariif Xasan (Daawo)

33

Amiin Arts ayaa wuxuu maalmahaan uu weerar kulul oo xagga Warbaahinta uu ku hayaa Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa wuxuu ku fashilmay hirgelinta Maamulka 3-da Gobol, ka gadaal markii shacabka ku dhaqan Magaalada Baydhabo, ay ku sheegeen waxaan la aqbali karin.

Dadweynaha reer Baydhabo, ayaa maalmahaan Magaalada Baydhabo ka waday banaanbaxy waaweyn, oo ay ku diidan yihiin Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Xildhibaan Shariif Xasan waxaa lagu eedeyaa in laga soo diray Madaxtooyada Magaalada Muqdisho, isla-markaana uu lacago fara badan kaga soo qaatay Madaxda Dowladda, hirgelinta Dhismaha Maamulka 3-da Gobol.

Sakiin

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.