Musharaxiintii ku bahoobay Dallada isbedeldoonka Soomaaliyeed oo hambalyeeyey Madaxweyne Xasan Sheekh

48

Kulankaan oO ay ka qeyb galeen xildhibaano, siyaasiin odayaal dhaqameed ayaa waxa si weyn loogu soo dhaweeyay una hambalyeeyey Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, isla markaasina sheegey inay ku faraxsanyihiin  in doorasho xor ah ay ka dhacdo caasimada Soomaaliya waxay ku amaaneen gudoonka baarlamaanka iyo xildhibaanada Soomaaliyeed sida hufan ee arintaas ay uga shaqeeyeen.

Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka mid ahaa musharaxiintii kulankaas ka qeyb galay ayaa sheegay in Dr. Xasan Shiikh Maxamuud uu ka mid ahaa musharaxiin ku bahoobay Dallada isbedeldoonka soomaaliyed, ayna ku faraxsan yihiin guusha u gaaray.

Xafiiska Warqabadka Idale News Muqdisho

Siyaad Macalin Axmed siyad_macalin@hotmail.com

You might also like More from author

Comments are closed.