Dhageyso Taliyaha Qeybta Booliiska Mahad oo sheegay in shacabka taageera KG is hortaageen Shariif Xasan in xerada Militariga soo dhaafo

45

Isku daygii Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdigiisa ay ku doonayeen inay ku gaaraan hotel Bakiin ayaa guul dareystay ka dib markii dadweyne aad u fara badan oo taageersan dowlad goboleedka lixda gobol isla markaasna diidanaa imaatinka Shariifka ee magaalada Baydhabo ay is hortaageen in wafdiga airport soo dhaafaan.

Dhageyso Taliyaha Ciidanka Booliiska Baydhabo oo ka warbixinaayo shaqaaqadii ka dhacdey Baydhabo ee lagu hor istaagey gudoomiyihii hore ee barlamaanka Shariif Xasan iyo Gebra oo safarka ku wehliyay xildhibaan Shariif Xasan.
[audio:http://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2014/03/gacanqaad.mp3|autostart=yes]

amisom1
Idale News Online.

You might also like More from author

Comments are closed.