Daawo:Maamulka Khaatumo Iyo Muqdisho Wacdaro Hor Leh

127

Maamulka khaatumo state oo dowlad soomaaliya ka codsandey in ay siiso taagyeero balaaran dhan weliba leh. siyaasiyiinta oo si weyn looga qadariyo gayga soomaaliya ayaa shaley waxay qiib galeen kulan lagu soo dhaweeynayey madaxweynaha khaatumo state Mr. indhosheele.

Dowlada goboleeddka khaatumo ayaa waxay ka talisaa degaano ka tirsan gobolka ceyn iyo sool ayadoona  dagaal kuluul la gashey dowlad somaliland oo maamulkan u aragto mid led ku ah qanimadeeda.

.
khaatumo
Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.