Tacsi: Shariif Saalax oo Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho

54

Allaha unaxariistee waxa magaalada Muqdisho goordhow ku geeriyooday Hogaamiyihii gudigii qoray farta Somaali Maxaatiriga 1972-kii Shariif Saalax Maxamed Cali.

Marxuum Shariif Saalax Maxamed Cali ayaa waxa uu soo noqday Wasiirkii Tacliinta sare ee dawladii uu hogaamin jiray Maxamed Siyaad Barre iyadoo sidoo kale uu soo noqday gudoomiyihii Jaamacada Umadda Somaliyeed,diblomaasi soo maray safaaradii Somaliyeed ee ku lahayd dalka Masar iyo xilal kala duwan.

shariif-saalax-250x181

Idale News ONline

You might also like More from author

Comments are closed.