Halkan ka Akhriso Xaalada Murugsan ee Gobolka shabeelaha Hoose&shabakadda( INO) oo heshey sir Dhab ah.

60

SHABEELAHA HOOSE:

General Goobaanle iyo Jeneral Indhacade oo  qaar madaxda sare ee dowlad soomaaliya ka tirsan oo ku gacansiinaya  iney qabsadaan qeybo ka mid ah Shabeelaha Hoose, majiro ciidan habeysan oo isku dhaf ah marka laga soo tago wararka afgubaadsiga ah, 65% waa Abgaal, 30% waa HabarGidir, hadda Waxaa Qoryooley, Buulo Mareer, Golweyn, Kurtunwaarey, ilaa Maryan Gubaay iyo Baraawe waxaa loo hibeeyey Beesha HabarGidir, hadda waxay dad rayid ah ku xasuuqeen Tuulooyin kulaala Zone Qoryooley, waxaa arrintaas ii cadeeyey Saraakiil katirsan AMISOM, waxayna ii raaciyeen ineysan waxba kaqaban Karin arrintaan maadaama ay Dowlada ay soo dirsatey, ciidankaan dhibaatada u geysanaya shacabka dhibaateysan ee Soomaaliyeed, arrintu waxay mareysaa Laba daran mid dooro:-


1. Alshabaab oo aan ognahay dhibka ayku hayaan Shacabka Soomaaliyeed.
2. Goobaanle iyo Indhacade oo u socda,wixii looga bartey + qofkeey u arkaan inuu gartey dantooda waa Shabaab waana dilayaan!!!!


Waxaa layaab igu Noqotey in arrintaan ka aamusanyahay Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane C/laahi Goodax Barre, oo awoodi la’ inuu u yeero Maamulkii Gobalka iyo kan Deegaanada loo socdo oo aan horey usoo sheegay.
Tukaloo kadaran: Maleeshiyadan socotaaa xagee u socotaaa?
Waxay usocdaan:


a- Iney Horta iska waabiyaan dadkaan ay muddo ka maqnaayeen 6-Sano ah.
b- iney qabsadaan Beerihii Dowladda iyo kuwii Daaroodka iyo Isaaqa lahaayeen. 
c- kadibna ay qabsadaan Beeraha DADKA deegaanka, kahor inta aysan gadan Biyaha Webiga.
d- kadibna ay isku dayaan qabsiga Magaalada Kismaayo.
e- Intaas hadey u suurto gasho waxay dhameystirayaan ujeedkooda oo ahaa iney ladagaalamaan Dowladda Somalia.

Goobaanle oo kusocda wadadii Kismaayo, mar aan kula kaftamey Agebka Shalanbood hortiis buu igu Yiri “Rug cadaagii soo rogaal celi” ayaa hadalkiis raacey sarkaal u hadley shabakadda Idale News Online,oo Ka tirsan maamulka gobolka shabeelaha hoose , isla markaana diidey in magaciisu aan loo adeegsan warbahaainta.
topsecret

Idale News Online Baydhabo.

 

You might also like More from author

Comments are closed.