Al-shabaab oo lagala wareegay Qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan

55

Baledweyne-Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta Maleeshiyada Al-shabaab kala Wareegay Deegaaano ka Tirsan Gobolka Hiiraan.

Teaser Image Al-shabaab oo lagala wareegay Qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan Waxaana ka mid ah Goobaha laga qabsaday Al-shabaab Deegaanada Nuurfanax, Ceel Cali Baardheere Beeryabaal oo hore Al-shabaab ay u Maamulayeen.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Iskaabaya ee la Wareegay Deegaanadaas aysan Wax Iska Caabin ah kala kulmin Kooxda Al-shabaab oo si Nabadgalyo ah ay Gacanta u gu Dhigeen Deegaanadaas.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM ayaa la sheegay in ay ku wayahan yihiin Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan,oo ayana la soo sheegayo in uu ka jiro Barakac ay Maalintii Labaad Sameenayaan Dadka Shacabkaa iyo Saraakiisha Al-shabaab. Waxaana Amuurahaan ay Qeyb ka yihiin Qorshe Dowladda.

alshabab

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.