Abwaan Maxamed suleymaan Tubeec oo Geeriyoodey.

32

Warar goor dhaw nasoo gaaray ayaa waxay sheegayaan inuu geeriyooday allaha unaxariistee fanaanka Maxamed Suleymaan Tubeec oo ahaa boqorkii fanaaniinta Somaliyeed.

Marxuum Maxamed Suleeymaan geeridiisa ayaa waxa inoo xaqiijiyey Abwaan C/kiriin Faarax Qaareey (Jiir) oo ah kuxigeenka maareeyaha qaranka isagoo sheegay in alle uga baryeyaan inuu janadii fardowso ka waraabiyo.

Waxaan dhawaanahanbe u ku xanuunsanaayey, cusbitaal ku yaala dalka jarmal. abwaanka ayaa waxa kuu ka mid yaahy abwaanada soomaaliyeed ee sida weyn loog yaqaano. waxaan looga  yaqaana codka boqorka.

tubeec

Idale News Onle,

You might also like More from author

Comments are closed.