Daawo: Odayaal ku soo biirey Maamulka KG soomaaliya

56

Qaar ka mid odayaasha kaqiib galayey shirka maamul u sameynta sedexda gobol ee koonfur galbeed soomaaliya oo ku soconayey Hotel Bakiin magaalad abaydhaba ayaa, ku soo biirey maamulka cusub oo hogaamiyo mudane Madaxweyne, madoobe Nuunow maxamed oo maainti isniinti loo doortey madaxweynaha dowlada KG soomaaliya oo ku koobadan 6 gobol.

.
nadaara

You might also like More from author

Comments are closed.