Maxamuud Sayid Aadan oo Loo Doortay Madaxweyne Ku-xigeenka Koonfur Galbeed soomaaliya.

66

Golaha Guurtida Koonfur Galbeed ayaa u doortay madaxweyne ku-xigeenka cusub ee Koonfur Galbeed Mudane Maxamuud Sayid Aadan.

Doorashada Madaxweyne ku Xigeenka ayaa u dhacday si gacan taag ah, waxaana jirin cid kula tartantay Maxamuud Sayid Aadan Xilkaan Madaxweyne ku xigeen ee Koonfur Galbeed.

Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada, iyagoo shaaciyey in si aqlabiyad ah codka ku helay Maxamuud Sayid Aadan.

Taariikh noloeedka madaxweyne ku-xigeenka cusub ee Koonfur Galbeed oo kooban dib ayaan idinka soo gudbin doonaa Insha’allah.

sayidAadan
Idale News Online, Baydhaba,

You might also like More from author

Comments are closed.