DAAWO: Maxaa ka imaan kara ciidanka Itoobiya ee lagu daray AMISOM?

54

Barnaamijkan waxaa baahiyay talefishinka Universal waxaana looga warramay dhibaatada ay la imaan karaan ciidamada Itoobiya oo dhowaan lagu biiriyay howlgalka AMISOM.

Itoobiya ayaa la rumeysan yahay in ay tacadiyo ciidamadeeda ka geysteen Soomaaliya 2007 ilaa 2009-kii xiligii ay ka baxayeen wadanka Soomaaliya.

Dad badan ayaa madaxooda maanta god ugu jira.

Haddaba muuqaalka hoos ka daawo:

itobiyaAMISOM2

You might also like More from author

Comments are closed.