Deg Deg: Qarax xoogan oo jiljiley magaalada Kismaayo.

64

Kismaayo: War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarrax miino uu ka
dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose.
Inta la ogyahay afar qof ayaa ku dhimmatay oo uu ku jirro askari
ka tirsan maamulka jubba  ah ee axmed madoobe e sida ay dad joob joogayaal ah sheegayaan.

Qarraxa ayaa ka dhacay meel ku dhow Isbitaalka Guud ee
Kismaayo, waxaana goobta gaaray ciidamo ka tirsan maamulka jubba ee axmed madoobe

Ma cadda qarraxa in lala eegtay ciidamada maamulka boobland
iyo in uu ahaa mid mar horre la iska galiyay dhulka.Waa qarrixii seddaxaad oo muddo bil ah ka dhaca magaalada Kismaayo, iyadoo maamulka boobland e kismaayo uu sheegay in uu wax ka qaban doono falalka ammaan darida ee ka dhaca magaalada.

breakingIdaleNews

Idale news Online, Kismaayo.

You might also like More from author

Comments are closed.