Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo Shaaciyay Magacyada Musharixiinta u Tagaan Madaxtinimada DGKG(Akhriso).

58

Gudiga doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa galabta soo saaray liiska tirada musharaxiinta u taagan doorashada madaxtinimo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.wuxuuna u dhignaa liiska ay Ishabaydhaba.com heshay sidatan:-

1-Eng. Saalax sheekh cismaan

2-Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti)

3-  Eng. Xasan Maxamuud Abuukar (Dhuuqsane)

4- Cabdullaahi Maxamed Idiris (Leesto)

5-C/fitaax Ibraahim Geesey

6-Madoobe Nuunow Maxmed

Waxaana maalinta isniinta loo balansanyahay inay dhacdo doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, illaa iyo hada  majiraan rag utartamaya Madaxweyne Kuxigeenka, marka laga reebo Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan oo ilaa hada aan soobixin cidlatartameysa.

gudiga doorashooyinka KG somalia

Idale news online,Baydhaba.

You might also like More from author

Comments are closed.