Godoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdish oo dhawaan xilka wareejinaya.

54

Muqdisho:Ilo Wareedyo lagu kal soon yahay ayaa xaqiijiyay in gudardoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan dhawaan uu wareejin doono xilka, kaddib markii dowladda ay ka qaaday.

Dadka yaqaana Tarsan waxa ay lee yihiin wuxuu ahaa shakhsiga kaliye ee wax qabtay marka loo eego guddoomiyaashii soo maray gobalka Banaadir.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhaawan xil wasiir ku-xigeen u magacowday Tarsan, in kastoo uu isna diidday.Dowladda waxaa looga fadhiyaa qof la mid ah Tarsan ama ka karti fiicn.

tarsan

Idale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Comments are closed.