DAAWO: Horumarka iyo Bilicda Muqdisho waxa ka dhiman hal arin oo ah……

109

Horumarka xoogan ee ka socda Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ee dhan walba leh waxaa ka dhiman hal arin oo ah in Dowlada Somalia ay dib u dhisto Goobo muhiim ah oo ay ka muuqdaan bubur xoogan.
Muuqaal kooban oo ku tusinaya sida Magaalada Muuqaalkeeda ay isku badashay & inta ka dhiman Bilicda Magaalada oo ah in xarumihii Dowlada ee burburka ka muuqda dib loo dayactiro ee nala arag Video-gaan ka sheekeynaya.

muqdishoAirport
Idale News online.

You might also like More from author

Comments are closed.