Dhageyso: Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe oo sheegay in dhowaan la soo afjari doono dhismaha Dowlada Goboleedka KG, Somalia

144
[audio:http://www.ishabaydhaba.com/wp-content/uploads/2014/02/shekh-adan-madowe-.mp3|autostart=yes]

Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur “Aadan Madoobe” oo ka mid ah masuuliyiinta sida aadka u taageersan dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey mid ka mid ah idaacada Maxaliga magaalada Baydhaba kaga waramey ujeedka safarka isaga iyo xildhibaanada kale ay ku joogaan magaalada iyo guud ahaan meesha uu maraayo shirka gabogabada ku dhow ee haatan ka socda xarunta ADC ee degmada Baydhabo.

aadanMadoobe1

Idale News Online Baydhabo

You might also like More from author

Comments are closed.