Ra’iisul Wasaarihii hore ee DKMG Cali Geedi oo maanta ka mid ahaa dadkii soo dhaweeyey Madaxweyne Xasan oo dalka ku soo laabtey

53

Dadbadan ayaa isweydiinayaan Goormey heshiiyeen Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Raysal wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi, maanta ayaa Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Mudane xasan Sheikh uu Dalka dib ugusoo laabta, Masuuliyiintii soo dhaweeyey Madaxweynaha waxaa kamid ahaa Raysal wasaarihii hore Mudane Cali Maxamed Geedi oo ka mid ahaa siyaasiyiin aad u dhaliili jirey siyaasada Madaxweyne Xasan Sheikh.

geedi 2

geedi

geedi1

geedi3

geedi4

geedi5

 

You might also like More from author

Comments are closed.