Daawo: Xafladii caleemasaarka Gudomiyaha Golaha Gurtiga Konfur Galbeed Somaliya

44

waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa xaflad caleema saar oo shaley ka dhacdey magalada baydhaba taasoo lagu caleema saarayey gudomiyaha golaha guurtida ee koonfur xafladaasi oo ey kasoo qeyb galeen qaar ka tirsan xildhibanada koonfur galbeed somaliya iyo dhamaan ergooyinkii ku sugnaa xarunta ADC ee magalada baydhaba.

bal nala daawada sidey u dhacey.

Shirka BAYDHABA

You might also like More from author

Comments are closed.