Daawo Qaraxi Maanta ka dhacey agagaarka Airport Magaalada Muqdisho

50

Qarax is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ee maagalada Muqdisho gaar ahaan goob gawaarida la dhigto ayaa waxaa loo adeegsaday gaari nooca raaxada ah oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa kaasoo qasaare ugeystay dad rayid ah oo goobta ku sugnaa iyo gawaari Halkaasi yaalay.

Inta la xaqiijiyay waxaa ku dhintay qaraxaasi inkabadan 6 ruux halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo dhamaantood ahaa shacab goobta ka agdhawaa.

Hoos Ka Daawo Sawirada Goobta Qaraxu ka Dhacay aan idiin kaga soo qaadnay

IMG_6801 IMG_6802 IMG_6803 IMG_6804 IMG_6805 IMG_6806 IMG_6808 IMG_6810 IMG_6811 IMG_6820

You might also like More from author

Comments are closed.