Masuuliyiinta Amisom iyo Wasiiro la filayo iney tagaan magalada baydhabo saacadaha soo socda

81

Warar lagu kalsoon yahay oo aan kol dhow ka helney magalada baydhaba ayaa sheegaya in maanta ey halkaasi ku beegan yihiin qaar ka tirsan madaxda amisom iyo wasiirada xukuumada cusub.

Ujeedada socdaalkani ayaa la sheegayaa in ey tahay u kuur gelida shirka maamul u sameynta lexda gobol ee ka socda magalada baydhaba ayadoo ey doonayan in ey eegaan qaabka uu u socdo shirka iyo sidey  ugu qanacsan yihiin shacabka kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya.

Waxaa magalada baydhabo ka socda u diyaar garowga soo dhaweynta wafuudan aydoo la filaya in ey saacadaha soo socda ey tagaan magalada baydhaba.

wafuudKismaayo

Wiixii soo kordha dib ayeynu kasoo sheegi doonaa haduu alla idmo.

 

Idale News Online.

You might also like More from author

Comments are closed.