Daawo: Dood cilmiyeed diini ah oo Suufiyada & Wahaabiyada loo qabtey kagana hadleen waxa caqiido ahaan ay ku kala duwan yihiin

100

Barnaamijka Late Night Show oo habeen kastaa oo sabtida ah ka baxa teleefishinka Soomaaliyeed ee Unvirsal waxaa uu dood kulul dhex dhigay wadaado Soomaaliyeed oo iyagu kala aaminsan fikirka Suufiyada iyo Wahaabiyada.

Dood-Kulul

Dooda oo cilmi diin ah ku saleysneyd ayaa waxaa labada dhinac ay difaaceen caqiidooyinka ay kala aaminsan yihiin.

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.