Kulan Aan Caadi Aheyn oo Waxgaradka DM Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Ku Yeesheen Muqdisho (Sh/hoose Ma Ahan Maraq Kuleej Lagu Kariyay)!

116

Shir Balaraan oo ay isugu yimaadeen Waxgaradka Digil I Mirifle ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay ku taageereen Dowlad Goboleed usameynta Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sidoo kale kulankaan ayaa waxaa si weyn looga soo horjeestay Fikirka liita ee Sedaxda gobol iyo Fikirka guracan ee Beesha Hawiye ee Shabeelooyinka.

Halka Hoose Ka Daawo Kulanka Ay Muqdisho Ku Yeesheen Waxgaradka DM.

</center>

Shirka BAYDHABA

You might also like More from author

Comments are closed.