Deg Deg: Shirkii Baydhabo oo hakad la galiyey, Masuuliyiinta sare ee dowladda federaalka oo AMISOM u adeegsatay.

157

Warark hada laga helayo magaalaada baydhaba  ee Xarunta Gobolka Bay ayaa sheegayaan in ciiidamada AMISOM, ay kala eriyeen ergada 6da Gobol ee koonfur galbee soomaaliya.

wariye ku sugan m magaalad baydhaba ayaa  u sheegeyey   shabakadda  Idale news Online oo goor dhaweyd la hadashey,In  Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Baydhobo ayaa Maanta bur buriyay Shirkii ka socday Xarunta ADC, ka dib markiila sida la sheegey amar uu kasoo baxay Madaxweynaha DF  Soomaalily Xasan Sheekh.

Warar xasaasi ahi ayaa ka soo baxayaa dhacdada maanta ee ciidamada AMISON kula kaceen odayaasha guurtida lexda Gobol  ee KG soomaaliya. shaley ayey ahayd ka dib markii la dhaariye  odayaasha guurtida.

dhan kale waxa  Hotel Bakiin ayaguna  goor dhweyda shir isgu yimaadey, kuwo kale oo lid ku ah dhismaha 6da  gobol ee koonfur galbeed, soomaaliya, oo u ololeynayaan sedexx gobol.

breakingIdaleNews

Xasan Basha

waxii ka soo kordho kala soco Idale News Online,

You might also like More from author

Comments are closed.