Mid ka mid ah Gadiidka Ciidamada AMISOM oo qof shacab ah ku jiiray magaalada Muqdisho

54

Muqdisho:Wararka k  Hada laga helayo Magaalada Muqdisho ee Caasimada wadanka soomaliya ayaa shegaya in Gari ay lahayeen Ciidamada AMISOM uu jiiray qof Rayid ah, oo marayey wadada km4.

Qofkan shacabka ah ayaa lagu maray Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdish, sida la sheegey
Markii uu qofkaasi dar-daray gaariga ayaa durba uu meesha ka dhaqaaqay isaga oo aan u istaagin falkii uu geystay.

Dad badan ayaa isugu soo xoomay goobta shilkaan uu ka dhacaye, kuwaasi oo indhaha udhameystiri kari waaye ruuxa gaariga uu dar-daray oo maskaxdiisa banaanka ay timid.

ugu dameyntii wadada Km4 ayaa ah wada aad u mashquul badan, oo ay isticamaalaan  dad weynaha ku dhaqan caasimada muqdisho iyo gawaadhi fara badan.

si kastaba ha ahaatee, waxa aan  jirin, taraafiko tayeysan oo haggeyso, gawaadhida iyo  shacabdka ee isticmaal wadadan  hal bowlaha ahi  tan iyo markii burburtey dowladii dhexe ee soomaaliya. ma ahan markii ugu horeysey ee gari ay wataan ciidamada AMISOM dad jiiro.c

Amisom

Xasan Basha.

Idale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Comments are closed.