Dhageyso: Madaxweyne Xasan oo ka hadlay arrimo badan oo ay ku jirta ka mid noqonshada ciidamada Itoobiya ee AMISOM

69
[audio:http://realaudio.rferl.org/voa/SO/2014/01/25/6a879ec7-0456-477e-b8eb-9b8e8491bae2.mp3|autostart=yes]

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi dheer siiyey idaacada afka Soomaaliga ee VOA ayaa uga jawaabayaa su’aalo ay ka mid yihiin ku biirista ciidamada Ethiopia ee AMISOM, arrinta Xasan Daahir Aweys,tirada badan ee Golaha Wasiirada, isqabqabsiga xukuumada iyo Madaxtooyada iyo ururka Dam-Jadiid iyo waliba arrimo kale.

madaxweyneXasanSheikh

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.