War Culus:Beelaha Hawiye oo dhisanaya 2 maamul Goboleed+Sawiro

54

Waxgaradka Beelaha Hawiye oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa waxay go’aamiyeen iney samaystaan 2 maamul Goboleed, kuwaasoo laga dhisi doono deegaanada ay dagaan Hawiyaha.

Kullan maalmihi u danbeeyay ka dhacayay Muqdisho, ayaa inta la xaqiijiyay waxaa kazoo qeyb galay ilaa 400 oo ergo, kuwaasoo isugu jira, waxgarad, aqoonyahano iyo Ururada Haweenka.

Dhismaha maamul Goboleedyadaan, ayaa waxay kasoo bilaaban doonaan Magaalada Gaalkacyo ilaa iyo Marka, iyo magaalada Marka ilaa Kismaayo oo 80% ay dagaan beelaha Hawiyaha.

SAWIR1SAWIR2SAWIR3SAWOR4 SAWIR5Idale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Comments are closed.