Dhageyso Danjire David Shin oo sheegay in ku biirista Itoobiya ee AMISOM ay tahay khalad kale oo la galey

50

Danjire David Shinn oo mar sii horeysay dalka Mareykanka wakiil uga ahaa arrimaha Soomaaliya oo wareysi siiyay idaacada VOA ayaa sheegay inuu khalad u arko in ciidanka Itoobiya ay ku biiraan AMISOM. Danjiruhu wuxuu sheegay in AMISOM la’aan ay ciidanka Itoobiya ka dhex howlgali jireen gudaha Somalia sodaa darteedna aysan muhiim ahayn in AMISOM ku biiraan.

Danjiruhu wuxuu dhanka kale sheegay in ku biiritaanka ciidanka Ethiopia ku biiray AMISOM laga yaabo in dib usoo noolayso cadaawadii ka dhaxaysay labada dal shabaabkuna ay barabagaando ka dhigtaan ay ku helaan soomaali badan oo u dagaal gasho.Wareysiga Danjire David Shinn hoos ka dhagayso.

davidShin

Idale News Online

 

You might also like More from author

Comments are closed.