Wariyihii Afrika ee ugu cansanaa BBC oo geeriyooday .

49

shaqaalaKomla Dumor oo ahaa wariye kasoo jeeda dalka Ghana una shaqeynayay telefishinka BBC ayaa 41 jir asigoo ah si lama filaan ah ugu geeriyooday gurigiisa oo ku yaala magaalada London ee dalkaasi Ingiriiska.

Komla Dumor ayaa ahaa wariye aad u jecel qaarada Africa asigoo kasoo warrami jiray dhacdooyinka qaaradda Africa , waxuuna caan ku ahaa barnaamijka Focus on Africa ee ka baxa BBC da , waxuu sidoo kale ka mid aha wariyeyaasha ugu cad cad dhanka war aqrinta idaacada  iyo telefishinka ee BBC world news.

Waxaa Komla lagu sheegaa inuu ahaa calanside ama safiir Afrika saxaaafadeeda u joogay dalalka galbeedka uuna ahaa halyeey dhalinyarinimo ku geeriyooday.

komla

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.