Akhrinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed soomaaliya oo Maalintii 3aad Galey & Fanaantii Goboladda Arlaadii oo Cadaro ka dhigey Madasha shirka.

45

shirka dhismaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu ugudbay soosaarista Dastuurkii ay yeelanlaheyd dowlad goboleedka ayaa maalintiisii sadexaadgalay u aqrinta ergooyinnka shirka qodobada dastuurka.

Waxaana maanta qodobo dhowr ah oo ku saabsan dastuurkaasi halkasi ka aqriyey xoghayaha Gudiga Dastuurka Koonfur Galbeed uu yeelan doono waxaana maalinta beri laguda geli doonaa sida gudiga dastuuurku kuwaramayo in ergooyinka loo qaybin doono Dastuurka oo qoraal ah si ay usoo aqristaan kadibna wixii waxkabedelid ah la bedelo wixii ku daris ahna lagu daro.

Kulanka maanta oo ahaa mid dad badani ay kasoo qaygaleen ayaa dhinaca kale waxa halkaasi kamarnayn Fanaaniin iyo Abwaano Heeso iyo gabayo dadka ku madadaalinayey, Afyaal Isaaq Abgaalow ayaa kamid ahaa abwaanada wacdarada halkaasi ka dhigayey iyo Al Fanaan Mustafa Sheekh Aadan.

Dibadbax_Baydhabo_ka_dhacay_3

Idale News Online, Baydhaba.

 

You might also like More from author

Comments are closed.