Dhageyso: Saddexda ilmo Sheekh (Xasan Sheekh, Cabdiweli Sheekh iyo Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari) oo cagta saarey wadadii fashilka

64
[audio:http://kismaayo24.net/wp-content/uploads/2014/01/MAQAAL-DOWLADDA-XASAN-SHIIKH-IYO-ISBADBADALKEEDA.mp3|autostart=yes]

Warbixintaan ayaa waxay si toos ah uga hadlaysa arimo fara badan oo taabanaaya bilowga fashilka dowladda federaalka Soomaaliya  gaar ahaan hogaanka Madaxda Sare ee  ilmo Sheekh (Madaxweyne Xasan Sheekh, Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh, iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Max’ed Sheeh Cismaan Jawaari). Warbixinta ayaa sidoo kale ka hadleysa marxaladihi ay soo martay xil ka qaadistii ra,iisal wasaare saacid, iyo qaabkii ay ku timid magacaabistii C/wali sheekh Axmed iyo waliba khilaafyo badan oo qarsanaa oo hadda u muuqda in habsami u socodka shaqo ee dowlada caqabad ku noqdaan.

fashil

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.