ENG. ISSA SH. HAMUD OO KA TACSIYADEEYEY GEERIDII KU TIMID QARYAQAANKII GUUD EE DOWLADII JAALE SIYAAD.

68

Inaa Li Laah Wa Inaa Ilaahi Raajicuun , Eng. Issa Sh. Hamud ayaa wuxuu ugu tacsiyadeeyey Umada Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan qowmiyada DM, weliba saaxiibadiisa iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cumar oo ahaa Garyaqaankii Guud Qaranka ee Dowladii Hore ee Kacaanka ka dib markii uu in Muddo ah ku Xanuunsanaa dalkaas.

Tariikh nolaleedka Marxuum Dr.cabdi raxaman Maxmed cumar oo koobadn:-

  • Dr. Cabdiraxman wuxuu kasoo baxay jaamacada Sharciga ee dalka Tunisia 1960s
  • Dr. Cabdiraxman wuxuu garsoore kasoo noqday gobolo badan dalka Somalia
  • Dr. Cabdiraxman Wuxuu ahaa Agaasimaha guud ee maxkamada sare ee Somalia 1970s
  • 1980s Dr. Cabdiraxman wuxuu ka tirsanaa Xildhibaanada laga soo magacaabay degmada WanlaWayne.

download

You might also like More from author

Comments are closed.