Daawo sawirada Quruxda Badan ee Beeraha Ooflow& Hagarka ee Galbeedka Gobolka Bay.

240

 

 

Deegaanada Dhaca Galbeedka Gobolka Bay, ayaa dadka ku dhaqan ugu xog waramey shabakadda Idale News ONline, ayagoo sheegey in ay qabaan  sanadkani barwaaqo weyn.beeraha ooflow ayaa  caan ku ah wax soo saarka dalagyada ka gedisan ee beeraha sida masagada , galeyda, sisinta, digirta iyo looska.boqolaal  dad weyne ah ayaa subax kasta aada beerahood kuwaasoo ku mashquulsan tacabashada beerahood.

sanadahan dambe beeraleyda Ofloow & Hagarka ayaa waxay si weyn u bilaabeen soo saarista Sisinta taasoo wax weyn ka tartey dhanka kobcinta  dhaqaalahood. Beeraleyda ayaa u baahan maal galin cusub iyo talo siin intuba.Ma helaan inta badan Hay’ad caalami ah  ka caawiyo ama oo siinayo abuur,iyo galabka beeraha laga qoto.

ooflowoflowofloow3oflow4Idale News Online, Barbaare,Bay , somalia.

You might also like More from author

Comments are closed.