Madaxweyne Xasan sheekh oo loogu baaqey inuu shirka ka socda baydhabo si deg deg ah u taageero.

84

Muqdisho:Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Maanta isugu yimid Caasimada soomaliya ee Muqdisho ayaa Madaxweynaha ka Dalbaday in uu si Buuxdo u Tageero shirka ka socda magalada baydhaba ee maamulka loogu sameynayo 6 gobol ee koonfur galbeed somaaliya,Waxana ay shegeen in looga Bahan yahay Madaxweynaha uu si deg deg ah u Tago Baydhabo qayb weyna uu ka qaato shirkaas.

Ugu dambeyntii arintani ayaa imaaneysaa xillishaleyto loo akhriyey ergada ka qiib galeyso shirka baydhabo dastuurka cusub ee dowlada gobleedka koonfur galbeed ee soomaliya.

xasan4

Idale News Online, Muqdisho.

 

 

You might also like More from author

Comments are closed.