Dastuurka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed soomaaliya oo Maanta Loo Akhriyay Ergooyinka Shirka.

27

Baydhabo:-Guddiga Dastuurka ayaa maanta Ergooyinka sameynta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya u akhriyay Nuqul kamid ah Dastuurka Cusub ay yeelan doonto dowlada K/galbeed.

Gudoomiyaha guddiga Datuurka Dr. Maxamed Cali Xaamuud iyo gudoomiye ku xigeen C/rashiid Ducaale ayaa si qodob qodob ugu akhriyay Ergooyinka Shirka Dastuurka Cusub ee Dowlad Goboleedka K/galbeed.

Qodobada maanta loo akhriyay Ergooyinka ayaa waxa ay quseeyeen Gollaha Sare ee Odayaasha ay yeelan doonto dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.shirka

Idale News Online, Baydhabo Janaay.

You might also like More from author

Comments are closed.