Laanqayrta Cas ee Imaaraadka oo $2.5 milyan ku deeqday fatahaadii Jawhar.

61

Hay’ada Laanqayrta Cas ee Imaaraadka ayaa u soo dirtay gargaar gaaraya $2.5 milyan dadkii Soomaalida ahaa ee ku waxyeeloobay fatahadii Jowhar, Wakaalada Waraka Imaaradaka ayaa Arbacadii (January 8-deedii) sheegtay.

Dhakhaatiir ka socota Imaaraadka oo qalliin indhaha ah u sameeysay bukaanno Soomaali ah .

Kumanaan qof oo dad ah ayaa wali barakacsan kadib markii wabiga Shabeelle uu daafaha goostay ku dhawaad afar bilood ka hor.

Gargaarkaas ayaa waxaa ku jira cunto iyo daawada ka hortaga malaariyada, waxay kale oo qayb ka qaadanaysaa hirgalinta dhawr mashruuc oo horumarin ah oo aagaas laga samaynayo, Xoghayaha Guud ee Laanqayrta Cas ee Imaaraadka Mohammed Atiq al-Falahi ayaa sidaas sheegay.

Fatahaad

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.